HunseI IPTV waxay bixisaa hab cusub oo lagu daawado TV-ga. Uma baahnid anteeno, saxan satalaytka ama nooc kasta oo qalab ah. Dhamaan waxaad u baahan tahay(WIFI) internet xawarihiisa ugu yaraan yahay 30mbit / s iyo dalada guriga ku taala(SMART TV-GA)si aad u bilowdo/daawashada 10kun oo kanaalood.

waxa ku isticmaali karta misa ku daawani karta kanaaladan smart tv,kumbuyutar,box andriod misa telefonkaaga gacanta.
Fursadaha waa kuwo aan dhammaad lahayn! taas mic-naheeda waxaan ola jeedna cidwalbo oo doneysa iney isticmaasho addeegan waanu  soo dhaweynaynaa xil kasta iyo waqti walba.

waxaanu bixinnaa dhammaan inta kanaal oo aduunka laga daawado.
waana 150 dollar sanadkiiba!!(Rakibaadda iyo qaabka,sida loo isticmaalo ayaa ku dheer)

Waayoaragnimada fudud ee “Hunsel IPTV”!

Nagala soo xiriir.

Facebook