SIDEE BAAN U DAAWANI KARAA MISA OLASOO DAGI KARA?

Haddii Aad Leedahay U Guriga Kuu Yaalo Tv Smart Ah.Sida LG,Samsung,Uma Baahanid Inaad Ka Welweshid Daawashada Kanaalada Tv-gaaga.

Waxaad Joogtaa Goobta Saxda Ah Ee Hunseliptv.

Waxaad U Baahan Tahay Oo Keliya Inaad Tagto Tv gaaga Playstore Kiisa Ama Appligation Stor Ka.(tv playstore)

Raadi Barnaamijka “Smart IPTV” Ee Wata Logoda/Sawirka  Hoos Kaaga Muqda.Samsung / LG.                                                                                                                                                  

Maxa xiga marka aan lasoo dego Baraamijka(aplication)?

Ugu Horen Barnaamijkan Ma Waha Faahfaahin Ku Saabsan Kanaalda.Taas Oo Macnaheedu Yahay Ma Laha Wax Kanaal Ah oo Daawani Karto Ila Lugusoo Shuwo.

Sidee Baan La igusoo shuwi  karaa Kanaalada?

waxaad tageysa setinka barnaamijka aa lasoo dagtay waxa gacantaada midig kaaga muqani doono(mac-address)
waana 12 xarfood mac addreska.ka dib waxa u direysa qofka ka iibinaayo kanaalada.
sida hunseliptv, waad nala soo xiriiri kartaa

                                               

Facebook

SIDEE BAAN UGa DAAWANI KARAA KOMBUYUUTARKA?

Si Aa U Daawato Kanaalada Waxa u baahan tahay inaad lasoo dagto kombuyuutarkaaga barnaamijka VLC MEDIA PLAYER 

sida loo isticmaalo fadlan daawo fiidiyowgaan
 

wixii su’aalo ah oo ku saabsan kanaalda fadlan nala soo xiriir

FACEBOOK